Kulamo adag oo la isku haysto hogaanta todobaadka labaad ee horyaalka English Premier League ayaa maanta bilaamanaya waxaana food is daraya kulamada ugu horeeya Liverpool oo marti u noqonaysa kooxda Arsenal oo sanooyinkii ugu dambeeyey ay dhib ku aheyd in home Arsenal kaga badiso.

Sidoo Kale Man City & Bolton oo hogaanka min sadex dhibcood iyo afar gool ku haysta ayaa kulmaya waxaana kulankaasi la filayaa in lagu kala baxo hogaanka.

Chelsea oo barbar dhac la gashay Stoke ayaa gurigeeda ku marti galin doonta kooxda West Bromwich, Habeenka Isniinta 8-da fiidnimo waqtiga BST waxaa guriga Old Trafford fooda isku dara kooxda Shayaadiinta cas cas Man United oo horyaalka daafacanaysa iyo kooxda Tottenham oo todobaadkii hore aan ciyaarin ka dib markii dhibaato garoonkeeda ka soo gaartey rabshadihii ka dhacay magaalada London.

Saturday August 20
12:00 SunderlandvNewcastle United
12:45 ArsenalvLiverpool
15:00 Swansea CityvWigan Athletic
15:00 Aston VillavBlackburn Rovers
15:00 EvertonvQueens Park Rangers
17:30 ChelseavWest Bromwich Albion
Sunday August 21
13:30 Norwich CityvStoke City
14:00 Wolverhampton WanderersvFulham
16:00 Bolton WanderersvManchester City
Monday August 22
20:00 Manchester UnitedvTottenham Hotspur

HALKAN RIIX