Kooxo hubeysan ayaa maanta bartamaha Boosaaso ku toogtay mid ka mid ah isimada Puntland.

Alaha u naxariistee kooxahan hubeysan ayaa rasaas la dhacay Suldaan Muuse Faarax muuse Onkod iyagoo ka dibna baxsaday.

Ilaa iyo iminka lama yaqaan cida ay ahaayeen kooxaha dilka u geystay Suldaan Muuse Faarax Onkod, iyo sababahay loo dilay isinkan.

Mar jiraan warar ka soo baxay laamaha Amaanka oo ku aadan filkan dilka ah ee ka dhacay Bartamaha Boosaaso.