Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maalmihii la soo dhaafay socdaal ku joogay magaalada London ee caasimada UK, isagoo kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiin ka tirsan xukuumada Britain, waxaa kale oo uu ka qayb galey xaflado lagu soo dhaweynayey isaga iyo wafdigiisa.

Warbixintan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa khudbadii uu ka jeediyey xaflad balaaran oo uu ka qayb galey Madaxweynuhu, inagoo sidoo kale idiin soo gudbin doona khudbadaasi oo muuqaal ah wararka dambe insha ALAAH.

Linka AUDIO-ha hoose ka dhageyso khudbada maqalka ah ee C/raxmaan Faroole.

Halkan ka dhageyso

DAAWO SAWIRADA XAFLADA


 

 

 Maxamed-Qadar Isxaaq
SBC International London