Garoonka Mire Aweaare ee Magaalada Garoowe waxaa maanta ka dhaceysa ciyaar aad iyo aad u xiiso baxan taasi oo dhexmareysa gobolada Karkaar Vs Mudug kuwaasi oo wada ciyaaraha ciyaar ka tirsan wareega samefinalka koobka gobolada Puntland,

Ciyaarta ayaa ah mid xiiso badan waxaana iminka ay mareysaa wareegii hore oo ah 0-0 waxaku ku dhamaatona wararka dambe kala soco