Mid kamid ah Beelaha dag Puntland ayaa Maanta magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari munasabad qado sharaf ah u sameyey wafti ismo ah oo ka soo kicitimay magaalada gaalkacayo oo uu hor kacayey Islaan Bashiir Islaan Cabdule.

waxana munasabadan qado sharafta ah soo qaban qabiyey Suldaanka Beeha Suldaan Ciise Maxamed Ciise waxana sida oo kale ku weheliyey soo dhawenta ismidan qaar kamid ah ismada gobalada Bari iyo Sanaag.

ujeedka qado sharafatan ayaa ahad mid soo dhawen iyo maraxaban loogu sameynayey Isimadan ka soo kicitimay gobalka Mudug oo dhaqan ahaan ismadu ay u leeyihin in isim kasta uu Deegankiisa ku soo dhaweeyo Isimka soo booqda.

Dhankooda Isimadan uu hor kacayey Islaan Bashiir Islaan Cabdule oo ka soo kicitimay Magaalada gaalkacayo ayaa dhan kooda ka mahad celiyey soo dhawenta ay Isimadan ugu sameeyen Magaalada Boosaso Ee Xarunta Gobalka Bari,

DAAWO WARBIXIN :

SAWIRRO :