Roona Begum waxay ku dhalatay biyo madaxa kaga jiray kuwaasoo marba mar isa sii abuurayay, iyadoo culeeskeeda markii laba loo qeybiyo uu qeyb ahaa madaxeeda oo kaliya.

Isbadal la yaab leh ayaa ku dhacay kadib markii Qaliin lagu guuleystay lagu sameeyay labo jeer, kaasoo ka dhacay isbitaalka New Delhi ee dalka India jimcihii lasoo dhaafay.

Roona ayaa cabirka madaxeeda gaaray 94 centimetres, kaasoo halis geliyay nolosha gabadhan Labo sano jirka ah oo cudurkan la yiraahdo hydrocephalus la ildarneyd tan iyo markii ay dhalatay.

Daawo Sawirro Laga Soo Qaaday:

MADAX-1 MADAX-2 MADAX-3 MADAX-4