إنا لله وإنا إليه راجعون

إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى

Wasiirkii hore ee dawladaha hoose & horumarinta reer Miyiga ee Puntland Siyaasi Cali Cabdi Awaare, isagoo ka tiiranyeysan wuxuu tacsi u direyaa qoyska & ehelka  uu ka geeriyoodey marxuum Faarax Guure Cali oo 17 June, 2011 ku geeriyoodey magaalada Darsalam ee caasimada wadanka Tanzania, isagoo marxuumka ugu duceeyey in uu EEBE u naxariisto, samir & Iimaana uu ka siiyo qoyska & eheladiisa.

Tacsi kale waxaa halkan uga diraya qoyska marxuum Faarax Guure dadka kale ah

Caaliyo Cusmaan Maxamuud Cade, Xaawa Ciise Seerar, dhamaan Ilma Maxamuud Cade & Ilma Ciise Seeraar, waxay iyagoo ka tiirsanyeysan tacsi u dirayaan qoyska & ehelka marxuum Faarax Guure Cali, iyagoo marxuumka ugu duceynaya in uu ALLE naxariistiisa jano ka warabaiyo qabrigana uu ku siiyo neecow udgoon & naruuro.

Anaguna waxaan leeyahay marxuumka ILAAH ha u raxmado qoyskiisana samir & iimaan ha siiyo INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.

              يأيتها النّفس المطمئنة ارجعي الى ربّك راضية مرضية فادخلي في عبادي وادخلي جنّتي . صدق الله العظيم