Heestan waa hees uu ku luuqaynayo fanaanka Mataan Wadani, waxay ka hadlaysaa dhibaatada dagaalada & colaada ka taagan dalkeena Soomaaliya.

Waa Hees aad loogu riyaaqay oo aad looga dabadhacay, cod hasaaliya ahna loogu luuqeeyey. aynu dhuuxno macnaha & murtida ay xambaarsan tahay heestan wadanig ah.

Riix Halkan si aad u dhageysato Heesta Xoog waa la nacay !!!