Hay,adda ayaa biyo dhaamintaan uwada dad danyar ah kuwaas oo ku dhibateysan guda gobolka banadir,dadka ay uwadan samafalka waxaa ay yihiin kuwo aan heli Karin biyo nadiif ah iyo cunto ku fi;an toona.

Waxaa ay sidoo kale hay,ddu ay daawo siisay hospitalka banadir ee magalada muqdisho, sidoo kale waxaan siinay daawo MCHs boon dheere wardhiigley hodan  ilaa 15-08-2011 kuna eg 03-09-2011.

Inkasta oo ay hay,addu biyo dhaamin sameyso hadana waxaa jira baahi aad ufara badan oo loo bahan yahay in dadkaas laga caawiyo si loo bad badiyo dadkan ku dhimabatoonaya magalada muqdisho.

Dadkaan waxaa ay ubahan yihiin in loo siiwado biyo dhaaminta  oo loosoo kordhiyo inta ay ka gud nayaan baahida biya la,aanta ay haysata xiligaan, Cabdi Kulmiye Cadow Waa  horjoogaha Campka barakacayaasha ee Amiin waxaa uu codsanayaa in in loo xoojiyo gar garka ay ubahan yihiin gacan buuxdana laga siiyo.

Kaamkaan waxaa kunool dad isugu  jira caruur haweyn dad wayeel kuwaas inta badan aan heli Karin wax yaabaha lama huraan ah sida biyaha iyo cuntada waxaana ay hay,addu kuwarameysaa in dadkaani ay ubahan yihiin gar gaar deg deg ah, dadkaani waxa ay isaga yimadeen gudaha magalada muqdisho iyo gobo kabaxsan.

DAAWO SAWIRADA

C/jamaal Macalin Axmed
SBC International Dhuusamareeb.