Ceelkan oo qodistiisu socotay mudo asbucyo  ah waxaa ujedaska  hirgalintiisa  lagu sheegay buuxinta bahiyaha biyo yaraned ee gobolka iyo kaabida Agoomaha oo iyaga loogu talagalay si noloshooda u qayb Ka  Qaato.

qiyaastii meel Magaalada Garowe dhina konfur bari  kaga begay ilaa 14 km aya cel biyoodkan laga dhisay waxaa suurta galisya hayada samafalka agoomaha somaliyeed ee swsa oo shegtay in ka sokow ceelka dhul baxadiisu dhan tahay 56higtar ay dowladu ugu deeqday si looga sameeyo bero dhul daaqsimed xoolo lagu dhaqao si dhaqale abuur lagu dayelo agoomaha looga soo saaro ugu soo boxo

madaxda hayada daryelka Agomaha somaliyeed shirka qoday ceelka iyo samafalayaasha agoomaha puntland ayaa furitanka celka agoomaha ka qayb galay kaasi oo tijabo ahan lagu guulaystay in biyo badan laga Hello.

Mareeyaha shirkada biyaha ee Nuwaco ee Magaalada oo u xilsaranayd qodista celka ayaa shegay in rajaynayan in gancsatadu dorkeda ka qadato cawimada Agoomaha In uu waxbadan  Ka Taridoono Nolosha Caruurta Agooma ah Iyadoona Lagu Beeridoono  Beerro iyo Xoollo Lagu Dhaqo oo Lagu Mareeayndoono Nolosha Caruurta Agoomaha ee Ku Deegaanada puntlad.

Xuseen cabdulle cisman waa gudoomiyaha hayada daryeelka Agoomaha iyo dadka Tabalaysan ee soomaliyed Sws waxa uu tilmamay in cid walba ay tahay wajib saran si caruurta agomaha la garab istago,Dadka soomaaliyeed Haddii ay Joogaan Raascasay Ilaa Raaskaan Booni waa in ay Caawiyaan Caruurta Agooma ah ee Tabalaysan.

Mash Ruucaan Caruurta Agoomaha ee Ku Nool Deegaanada Puntlad looga Dhisay  Ceelbiyoodka ayaa waxaa uu qayb Ka Noqon Doonaa Dadaallo Hay’ada Samafalka Agoomaha soomaaliyeed wax Looga Qaban Doono Caruurta Agooma  ah iyo Dadka kale eeDanyarta ah .

Sawiro




Cabdi Caziiz Ibraahim  Axmed (CabdiCaziiz Okey)