Hay,ada Manhal ayaa hawlo indha qiid lacag la,aan ah ka bilowaday Hospitaalka Degmada Waciye mashruucan waxaa ka fa,idaysatay Dad aad u farabadan oo ay tiradoodu kabadan Tahay 600 oo qof

Dr C/risaaqa Axmad Ciise Maygaag Madaxa Caafimaadka degmada waciye ayaa warbaahinta u sheegay in qaliinkani uu Hospitaalka Degmada Waciye Kabilowday ,Malintii Shalay Galnkii Danbe  

Wuxuu sheegay in ilaa iyo iminka in Dhaha loo Fiiqay Dad ay Tiradoodu Gaarayso 35 Qof ah Dad intaa kabadana Waxaa la siiyay Taloyiin Caafimaad iyo Dawooyin.

Dadka Ka fa,idaysat indha Fiiqidan Bilaash ka ah ayaa ka kala yimi Toolooyinka iyo deegaanada Hoos Taga Degmada Waciye ee Gobolka Karkaar

DR Maygaag ayaa Sheegay in mashruucan indha Fiiqida ahi uu ka sii socon doono Degmada Waciye .

Dhakhaatiirta Mashruucan indha fiiqida ah Fulinaysa ayaa ah kuwoSomaliaah .

Waa Marekii ugu Horaysay ee Mashruuc caynkan oo kale ah laga Fuliyo Degmada Waciye ee Gobolka Karkaar.

SAWIRO