Munaasabad ay Sooqaban qaabisay Wasaarada Waxbarashada Galmudug tasi lagu furayey Mashruca Xirfad Barista Dadka ayaa kadhacay Hotel Emppsey ee Magaalada Gaalkacyo Musaanabada ayaa Waxaa Kasoo qaybgalay Wasiirka Waxbarshada Wasiirka Iskaashiga Iyo Xariirka Caalamka Cumar SuuriShaqaalaha Wasaarada Waxbarshada Iyo Xubno kale oo kasocday Qaybaha Bulshada

Xaflada ayaa Qudbado kaladuwan oo laga soojeedshay Waxaa Looga mahadcelshay hay’ada Musharuucani wada ee Diakonia Iyo N.G.O SCDO 
Barnaamijkaan ayaa Waxaa ka faa’iidaysan doona Gabdho iyo Wiilal Kadhashay Qoysas Sabool ah oo Aan Awoodin Iskabixinta Dugsiyada Gaarka looleeyahay 
  
Axmed Kayse oo kasocday Hay’ada Diakonia ayaa Sheegay in Barnaamijkaan loorabay Deegaano kale balse Galmudug ay kuguulaysatay Kadib Dadaal Dheer iyo Magaca Galmudug oo Sixaowli ah kuhormaraya Marba marka kadambaysa
 
waa markii ugu horeysay ee hay’ada diakonia ay xirfad abuuris kabilowdo deegaanada galmudug.

Daawo sawirada

 
Liibaan C/laahi Faarax
SBC International Gaalkacyo