
Shirwaynahan oo ay ka soo qayb galeen Haweenisga kala yimidMaamulkada Puntland, Galmudug Ximin iyo Xeeb, Ahlu suhanWaljmeca, Gobolada DHexe ayaa waxaa ujeedkiisa lagu sheegay Wada tashiga iyoxaqiijinta qoondaynta ka qaybgalinta siyasada Somaliye ee Haweenka 30% oo horay loogu gaaray heshiisyadii dhinacyadasomalida kaas oo soo qaban qaabisay Wasarada Haweenka iyo Arrimaha qoyskaMaamulka Puntland ayaa waxaa ka qayb galay furitankisii Madaxwaynaha Puntland
C/raxmaan Maxamed Maxamud Farole xubnaha ka socday xukumda Ha’yada qaramada midoway oo qaybka aha Barnaamijkaan
Wasirka Haweenka iyo Arimahaqoyska Mawro casho Geele Diriye oo hadal ka jeedisay shirka ayaa kawaramaysaa ujeedka shirka iyo waxaa looga fadhiyo haweenka somaliyed in ay qodoboay isku racaan ka soo saran shirkan
“Waxay sheegtey in shirweynahan labaqaybood loo kala qaadey oo iyaguna martigelinyaaan gobollada dhowaan laxoreeyey iyo Galmudug halka Magaalada Muqdisho lagu qabanayo Jowhar ilaa Xamarhaweenka jooga islamarkaasina war murtiyeed mideysan laga soo saaridoono dhamaadkiisa.
Isdhexgalka bulshada iyo xoojinta nabada ayaa sidookale ay soo hadal qaadey Caasho Geele maadaama haweenku laf dhabar u yihiinhanaanka xasilinta dalka iyo kaalinta ay ka qaadan karaan xalinta khilaafaadka.”
Madaxwaynaha Puntland C/raxmaanMaxamed Maxamud Farole oo ka hadlay ayaa dhiciisa soo dhaweeyay shirka hawenkaoo aykaga hadlayan qondaynta ka qaybgalka haweenka siyasadda 30% waxaana uu uga waramay shirarkii dhinacyada somalidaqodabadii loga dooday dhinaca hawenka ……….
Madaxwayne Faroole waxaa uu sidookale ku dhiri galiyey haweenka Somaliyeed in ay ka qayb qatan siyasada iyagoo u soo maraya dhanka dhaqanka si ayxilal uga qabtan Mamulada Somaliya ka jira iyo dowlada dhexe
“Madaxweynuhu waxa uu ka waramay KhariidadaSomalia ee RoadMapka sida ay ku soo bilaabmatey iyo dhamaystirkeeda oo dowladdSoomaliyeed lagu sameynayo 20-ka August2012.
Dhinacyada haweenka Somaliyeed ayuu kula dar daarmeyinay iska ilaawaan wixii dhacey burburkii dalka kadib islamarkaasina loobaahanyahay in ay ka tashadaan aayahooda mustaqbalka.
Xuquuqadaha ay leeyihiin ee qoondeynta 30% ayuuodayaasha dhaqanka ugu baaqey inay diiwaan gelinyaan haweenka si ay ugaqaybqaataan siyaasada dalka iyo dib u dejintiisa sida ku qeexan heshiiskii Garowe2 Feb2012.”
Waxaana uu shirkani soconaya mudolabo maalmood oo ay hawenku kaga doodi doonaan siyasada somaliya qaabka ay u wajahayan mada Dasturka lagu qoray kaqaybalinta Haweenka siyasada somaliya boqolkiibasodon.
Maxamed Siciid Yuusuf
SBC International Garoowe