Waxan Halkaan Hambalyo dhalaasho uga direynaa Maxamed Siciid Axmed Sardheeye & Riyaaq Cabdicasiis Axmed Sardheeye Oo Wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa Maanta oo taariikhdu tahay 29/August/2013, Wiilkaas oo
loo bixiyeey Axmed Maxamed Siciid, Waxan leenahay Axmed Maxmed Noqo Kii Dalkiisa Diintiisa Iyo Weliba Dadkiisa Anfaca, Soona Barbaar
Noqo wiil ayaan badan,
karti iyo awood badan,
kii addeeca waynaha,
Waalidkiyo dadkiisaba,
EEBE kaa dhig walad khayr

Hambalyada waxa diraya dadka kala ah

1. Suldaan Yusuf Cooraaf Jaamac & Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
2. Sahal Siciid Axmed
3. Yusuf Ali Adan
4. Cali Geelxoor, Xaaskiisa & Caruurtiisa
5. Asli Cooraaf Jaamac & Caruurteeda
6. Cabdi Kediye Xasan Cabdi, Xaaskiisa & Caruurtiisa
7. Dr. Musadaq Cabdullaahi Axmed
8. Ayaan Saalax Cabdisalaan & Caruurteed
9. Foorje Axmed Sardheeye & Xaaskiisa & CARUURTIISA