Hambalyo Hambalyo Hambalyo
TAHNIYAD AROOS

 

Waxaa halkan tahniyad AROOS ka diraya:-

Hooyo Sacdiyo Xasan Cabdi iyo Aabe Cismaan Bulqaas

Siciid Cismaan Bulqaas iyo xaaskiisa Idil Xuseen Abuukar iyo caroortooda.

Cali Cismaan Bulqaas iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Farduus Cismaan Bulqaas iyo seygeeda iyo caruurteeda

Xamdi Cismaan Bulqaas iyo caruurteeda

Layo Cismaan Bulqaas iyo seygeeda iyo caruurteeda

Xasan Maxamuud Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Siciid Maxamuud Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Maxamed Cumar Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Axmed Cumar Bulqaas iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Maxamed C/laahi Bulqaas xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/risaaq Cumar Bulqaas iyo xaakiisa iyo caruurtiisa

Idil C/laahi Bulqaas iyo seygeeda

Maxamuud Cumar Bulqaas

Nafiso Cismaan Bulqaas

Maxamuud C/laahi Bulqaas

Siciid C/laahi Bulqaas

Safiya C/laahi Bulqaas

Nimco C/laahi Bulqaas

Jaamac Axmed Jaamac ( Saracade) xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Ayaan Cabdi Nuur Daa`úud iyo Seygeeda

Aamina Cabdi Nuur Daaúud iyo Seygeeda iyo caruurteeda

Rooda Cabdi Nuur Daaúud iyo seygeeda iyo caruurteeda

Iyo dhamaan bahda saxaafada maamulka iyo howlwadeenada warbaahimada SBC Bosaso iyo Hon Cable Tv waxaa ay halkan tahniyad Aroos uga dirayaan.

Lamaanaha Isdoortay C/risaaq Cismaan Bulqaas & Hinda Siciid maxamed oo habeenimadii Jimcaha 31-kii bishii August sanadkan 2012-ka  ku aqal galay Magaalada Linköping ee bartamaha koonfurta dalka Sweden

Waxaay leeyihiin noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano Aamiin Aamiin.