Waxaa halkan Tahniyad Dhalasho ka diraya Dhamaan Bahda saxaafada gobolka Bari iyo Shaqaalah Hay’ada warbaahinta SBC International.

Waxayna u dirayaan Walaalkood Yuusuf Maxamed Maxamuud Yuusuf Yare iyo Marwadiisa Samsam Muuse Jaamac oo ay Gabar ugu dhalatay Gudaha Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari

Waxaan leenahay gabadhan yar ee u dhalatay Aabe Yuusuf Maxamed Maxamuud soo bar baar noqo tii dalkeeda iyo dadkeeda Anfacda waalidkeedana u daacad noqota

Dadka Tahniyadan Diraya Waxa ka mid ah
Maxamed Deeq Cabdalla
Khaalid Maxamuud C/raxmaan
Maxamed Xirsi Cabdi Jabra
C/Raxmaan Cali Cabdi Awaare
Ibraahim Maxamuud Yuusuf
Maxamed Cali Iimaan
Maxamed Cismaan Muuse (Damdam)
Siciid C/laahi Jaamac.
Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic
C/naasir Siciid Maxamed
C/naasir Daacad
Naciimo Degen
iyo Asxaab kaloo aad u badan waxay leeyihiin Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aabe Yuusuf Maxamed Maxamuud iyo Hooyo Samsam Muuse Jaamac.