hanblyo hanbalyo tahniyad aroos

waxaa halkaan tahniyad aroos ka diraya dadka magacyadooda halkaan ku xusan

1 Aabe siciid muuse wadaad (xaaskiisa iyo caruurtiisa )
2 Hooyo khadro shire maxamuud
3 Cabdifataa siciid muuse
4 Bahjo siciid muuse
5 Cabdi raxmaan siciid muuse
6 Ader sahal muuse wadaad
7 Yuusuf muumin bide ( xaaskiisa iyo caruurtiisa)
8 Cabdi qaadir yuusuf muumin bide
9 Cali yuusuf muumin bide
10 Abti cabdi casiis xuseen xaaji cali
11 Abti cali mire xuseen xaaji cali
12 Hooyo maryan yaasiin cali
13 Ayeeyo xaawo muumin bide
14 Yuusuf cismaan maxamuud
15 Jamaal cismaan maxamuud (xaaskiisa iyo caruurtiisa )
16 Eedo faadumo geedi dalmar
17 Cabdi fataax cali saalax
18 Cabdi najiib cali saalax
19 Fadxi cali saalax
20 Eedo siciido ibraahim
21 Falis ali cartan
22 Adeer jaamac yuuauf jacaafe (xaaskiisa iyo caruurtiisa )

dhamaan dadkaas oo dhan oo kala jooga . yurub soomaaliya .yaman .u.s.a .Germany . uk
waxay tahniyad iyo bogaadin u dirayaan . arooska faarax cismaan maxamuud (jacaafe ) iyo aroosada maryan siciid muuse ( wadaad )
oo aroosgoodu ka dhacay magalada bosaaso gaar ahaan hoteel karaama .8 .7 .2012

Noqda kuwii is ku waara ubad khayrqaba na kala hela aamiin aamiin aamiin aamiin