Waxaa halkan tahniyad ka diraayah dadka kala ah

1.Hooyo Safiyo Maxamuud xaaji iyo Caruurteeda
2.Ayeeyo xaawo Muuse Aadan
3.khadro Muuse Aadan iyo Caruurteed
4.Ayeeyo Faadumo xaaji Maxamed caarurteeda iyo saygeeda
5 Ayeeyo Faadumo Xasan Muuse
6.Ayeeyo Xaawo xaaji Maxamed Caruurteeda iyo saygeeda
7.laylo Maxaed Cabdi Caruurteeda iyo odaygeeda
8. xasan Cali iyo xaaskiisa
9.Cabdi khaalaq Maxamuud Maxamed xeef xaaskiisa iyo Caruurtiisa
10.Awoowe Jamaal xaaji Maxamed
11.Awoowe Maxamed Axmed  (laba baaled )
12.Awoowe Cabdi shakuur siciid aw Axmed Caruurtisa iyo xaaskii
13.Awoowe Jaamac xaaji Maxamed iyo Caruurtiisa
14.Eedo Caasho Nuur Saalax
15.Eedo Hodan Nuur Saalax iyo Caruurteeda iyo saygeeda
16.Eedo Nimco Nuur Saalax iyo Caruurteeda
17.Eedo Faadumo Nuur Saalax iyo wiilkeeda Maxamuud saalax muumin
18.adeer Cabdi qaadir Nuur Saalax
19.oday Jacfar Caruurtiisa iyo xaaskiisa
20.hooyo Maariyo Maxamuud xaaji Maxamed iyo Caruurteeda
sidoo kale dhaMaan dhalinyarada xaafada laanta hawad oo kala ah
Suldaan
Cawil
Muudeey
Maxamed sandheere
Xamari
Lucba
Maxamed muuse iyo xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Jaamac xuliye iyo dhaMan reerkooda
Khaliif
Dookhay
Dhicis
Axmed luujito
Axmed cali
Kabtan yoonis
Rabiile
Indho yare
kabtanka gobalka bari aamin
Yuusuf guray
Ayuub
Hanad cali boos
Ayaan
Caato iyo xaaskiisa iyo dhamaan dhalinta  degmada isku shuban

Maxamed Salaad cismaan iyo Caruurtiisa
C/rixmaan Salaad Cismaan ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/qaadir Salaad Cismaan ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abaabe Cali Cismaan Axmed ,Caruurtiisa
Maxamed Muuse Tubqaale Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxamud Muuse Tubqaale iyo Xaaskiisa
Suldaan Axmed Ciise
Kuwiin
Jaamac Xuliye iyo Xaaskiisa
Siciid  xuliye iyo Xaaskiisa
Dhamaan ima xuliye
Adeer Maxamed Axmed Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Fowsiyo Afrikaan
Faadumo afrikaan
Dhamaan dhalinta laanta hawad boosaaso oo kala ah .
Cawil Tuure  .Lubco  ,Muuday
Maxamed cismaan damdam
Maxamed Sandheere
Maxamed Karonto ,
Dhicis ,
Axmed Maxamud Xirsi
Dookhay ,
Salbo

Dhaman dadkan oo kal jooga dalka iyo dibadiisa waxay tahniyad u dirayaan Arooska iyo aroosada kala ah wariye axmed maxamud axmed nuune iyo shugri salad cismaan oo xalay ku aqal galay magaalada Boosaaso

Wiil iyo caano gabar iyo caano noqda kuwii isku waara kala hela ubad wanaagsan an faca dalka iyo dadkaba   isku waara aamni aamin .

Sidoo kale Shaqaalaha hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC dhamaan iyagoo isku duuban waxay u Hambalyaynayaan Wariye Axmed Nuune  iyo Marwadiisa Shugri Salaad Cismaan.