Maanta waxaan idin soo gudbineynaa Hablihii dhinaca Fanka kuwii ugu Caansanaa ee Geeryooday mudadii u dhaxeysay 1988-2011 Hablahaasi oo ku Caan baxay Dhinaca Heesaha,hadaba waxa ay kala yihiin.

Marwo Maxamed Ismaciil…………………………………………Waabari

Xaliimo Khaliif Cumar Magool…………………………………….Waabari

Shamso Cumar Axmed………………………………………………Waabari

Xaliimo Muuse Maxamed’ Milaano’……………………………….Horseed

Deeqo Axmed Raage…………………………………………………..Heegan

Farxiyo Cali Faarax…………………………………………………….Waabari

Haboon Cabdulaahi…………………………………………………….Waabari

Kinsi Xaaji Aadan Xuseen……………………………………………..Waabari

Saafi Ducaale Cali…………………………………………………………Waabari

Siraad Tahliil Warsame…………………………………………………..Halgan

Cadar Cali Faarax…………………………………………………………. Danan

Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle (uurdoox)
uurdoox2011@hotmail.com