Wararka ka imaanaya Degmada guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in Qarax xoogan oo nooca dhulka la dhigo ah lagu qarxiyay Gudoomiyaha Degamdaasi Cismaan Ciise Taarleex hase ahaatee Gudoomiyaha ayaa ka badbaaday Qaraxaasi

Wararka halkaasi laga helayo ayaa ku waramaya in Laba qof inay ku dhaawacmeen weerarka qaraxa ee Gudoomiyaha lala damacsanaa

Ma jirto faahfaahin kale oo laga helay Masuuliyiinta Maamulka ee Gobolka Galgaduud waxaana iminka soconaya baaritaano la xiriira weerarka qarax eel ala eegtay Gudomiyaha Guriceel

SBC International Monitoring