Madaxweyne Faroole oo ka qeyb galay Kulan lagu Daahfurayay Asxaabta Siyasada PL

Madaxwaynaha Puntland ayaa maanta ka qayb galay kulan balaran oo lagu daah furayey furashada asxbata siyasada Puntland  oo ay ka sooqayb galeen Dhamaan Madaxda Gobolada iyo Degmooyinka Puntland,

Sidoo kale marti  sharaf kale oo lagu  casumay kulankaasi ayaa ku sugnaa goobta waxaana barnamijkaan looga gol leeyahay sidii Masuuliyiinta laysugu yeeray ay ugaarsiin lahayeen habka dimuqradiyanta iyo asxbaata siyaasad oo Puntland  hiigsanayo deegaanadii ay ka kala yimaadeen,

Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka Puntland Maxamed  Xasan Bare oo kulanka ka  hadlay ayaa mahadcelin  ka dib sheegay in asxbata siyaasada furashadoodu ay hor seedi karaan sidii looga bixi lahaa nidamkii Puntland ku dhisnayd oo aha Qaba’ilka .

Madaxawaynaha Puntland C/raxman Maxamed Maxamud Faroole oo hadal dheer ka jediyay kulankaasi ayaa sheegay in Kulankaani uu qayb  ka yahay balan qaadyadii maamulkiisu uu horay u sheegay in ay asxbata badan Puntland laga hirgaliyo .

Wali ma jirto xisbi laga gaga dhawaqay Puntland balse waxaau u muuqdaa mid hada loo xargo xiranayo sidii loo samaysan lahaa iyado gudigadoorashooyinka ay  dhawaan shaciyeenfurashada xisbiyada asxabta badan oo horay golayasha Puntland u soo ansixiyeen.

Daawo Sawiro









Loadingg…..
C.naasir Yaasiin Salaad
SBC International Garoowe 

Daalacatey :676

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print