Allaha Unaxariistee Waxaa Galabta Magaaladda Qardho Ee Xarunta Gobolka Kar-Kar Ku Geeriyooday Gudomiye Ku Xigenkii Koobaad Ee Gobolkan Bari Marxuum Yuusuf Muumin Bide.

Marxuumka Ayaa Mudooyinkii Udanbeeyay Ku Xunuunsanayay Magaaladaasi Qardho, Waxaanna Si Weyn Marxuumka Looga Yaqaanay Magaaladda Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Gudoomiyaha Gobolka Bari ee Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Galan Oo Goordhaweyd La Hadlay Warbaahinta SBC Ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridda Marxuumka Wuxuunna Alle Oga Baryay inuu Janadii Fardowso Ka waraabiyo.

Hoos ka dhageyso: