Gudiga Tartanka Kediska Bisha Ramadaan oo ku dhawaaqay Groubyada Xaafadaha

 

Gudiga Tartan aqooneedka Kediska Biya Barakeysan ee Ramadaan ee ay Xaafadaha Deegaanada Puntland u qabato Warbaahinta SBC International ayaa maanta ku dhawaaqay Group-yada Ama kooxaha ay ku kala jiraan xaafadaha Tartami doona.

Kulamo Balaaran oo ay Maalmihii ugu dambeeyay lahaayeen Xubnaha gudiga Tartanka ayaa waxaa ka soo baxay in sidan ay u kala galeen 24ka xaafadood ee ka qeyb galaya Tartanka Kediska Ramadaanka SBC.

Group A Group B
Xorgoble, Qardho New Bosaso, Boosaaso
Lanbarwaqo, Ufeyn Raxiis, Boosaaso
Onkod, Dangoronyo, Qoryacad, Qardho
1-da Luulyo, Boosaaso Xafatul Carab, Boosaaso

 

 

 

Group C Group D
Boxaro-Sherbi Biyo Kulule, Boosaaso
Burtinle Israac, Gaalkacyo
Horumar, Gaalkacyo Cakaara, Xingalool,
Kaambo, Qardho Lanta Hawada, Boosaaso

 

 

 

Group E Group F
Goljano, Waaciye 26 June, Boosaaso
Raf & Raxo, Boosaaso Garsoor, Gaalkacyo
Horseed, Carmo, Baalade, Boosaaso
Shimbirale, Qardho Xingood, Qardho

 

Xasan GentleMan
SBC International Boosaaso 

 

 

 

 

Daalacatey :3257

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print