Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka puntland Maxamed Xasan Bare oo maanta shir jaraaid kuqabtay gudaha magaalada Garoowe ee caasumada puntland ayaa waxa uu sheegay in 30ka juun ay dhacayso doorashooyinka dowladaha hoose .

Markaan si qoto dheer u darasney guddigu waxa uu go’aamiyey inay dhacdo doorashada golayaasha degmooyinka Puntland 30-Ka June,2013” ayuu yiri Maxamed Xasan Bare .

Guji halkaan si aad udhagaysato warbixin uu wariye Maxamed Siciid Yuusuf Kadiyaariyay gudiga doorashooyinka puntland oo kudhawaaqay xiliga ay dhacayso dorashoyinka dowladaha hoose