Gudomiyaha Barlamanka Dowlada Puntland C/rashiid Mahamed Xirsi ayaa taacsi uu diraay  Eheliyaadi iyo qarbadi u ka geeryoday xildhiman Bile Mahamuud Yusuuf oo xalay Lagu diilaay dagmada Bargaal ee gobolka Bari.

Waxa uu sheegay gudoomiyuhu in ay dishay xildhibaanka gacan Ka xaqdarani sidoo kalane xusay in uu san ahayn xildhibaankii ugu horreeyay oo ka tirsan baarlamaanka Puntland oo ladilo.
 
Hadaba araagti nooce ah ayaay ka qaban xildhimanada Puntland dilki xalay lagu gaystay Gobolka Bari gaar ahaan dagmada bargaal xildhiban Bile  Mahamuud Yusuuf  Waxayna taacsi u direeen  ehaaliyaadi iyo qaraabadii uu ka geeriyoday, sidoo kalana dowlada  ugu baaqay in ay soo qabato gacan ku dhiig layaashii ka danbeeyay dilka xil dhibaanka.    

Xildhiban Bile Maxamuud Yusuf waxa uu ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland kaasi oo intaan la dilin ka hor howlo shaqo u tagay Deegaanka dilka loogu gaystay ee Baargaal wuxuuna shan ku noqonayaa Xildhibaanada loo gaystay dilka Bareerka ah.

Yusuf Maxamed Maxamuud {Yusuf Yare}
SBC International Garoowe