Shir jaraa’id oo ay maantay qabatay shirkada insgaarsiinta ee Golis ayaa waxa ay ku soo bandhigtay qimayaal ay ku soo rogtay adeega Sahal ee ka mid ah Adeegyada Shirkadaasi ay bixiso

Waxaana kulan saxaafadeedkaasi ka akhriyay  maamule ku xigeenka  suqgaynta shirkada Golis C/rixmaan  C/laahi  Jaamac (Dayax) isagoo sheegay in aynan wax dhib ah u keeneyn dadka isticmaala adeega Sahal

Hadaba ugu horayntii  wax uu akhriyay adeegyada ay khidmadu ka go’ayso.

Waana sidatan

1 .Macaamiil u diraayah macaamiil (2 to 2 )
2 .Merchant u diraya mechant      (4 to 4 )
3 .Merchant u diraya  macaamiil (4 to 2 )

Intaas kadib wax uu akhriyay khidmadah lacageed  ee ka go ayah qaofka isticmaalayah adeega sahal

Wax ayna u dhigmaayan si datan

1)      1.dollar  iyo wixii kayar ayaa wax ka go.aysa 0.02 oo u dhigmaysah (600 sh so )
2)      1.dollar iyo wixii ka badan  ilaa 3.dolar waxaa ka go.aysa 0.03 oo u dhigmaysa   (900 sh so )
3)      3 dollar wixii ka badan  ilaa 10 .dollar waxaa ka go.aysa 0.05 oo u dhigmaysa (1500 sh so )
4)      10.dollar wixii kabadan ilaa 20.dollar waxaa ka go.aysa 0.10 oo u dhimaysa (3000 sh so )
5)      20.dollar wixii ka badan ilaa 30.dollar waxaa ka go.aysa  0.13 oo u dhimaysa (3900 sh so )
6)      30. dollar wixii ka badan ilaa 50 dollar  waxaa ka go.aysa 0.16 oo u dhigmaysa (4800 sh so )
7)      50 .dollar wixii ka badan ilaa 100 .oo dollar waxaa ka go.aysa 0.18 oo u dhigmaysa (5400 sh so )
8)      100 .dollar wixii ka badan ilaa 500  .oo dollar waxaa ka go.aysa 0.20% oo u dhigmaysa (6000 sh so .boqolkii dollar )
9)      500 . oo dollar wixii ka badan ilaa 2000 kun oodollar waxaa ka go.aysa 0.17% oo u dhigmaysa (5100 sh .so  boqolkii dollar )

Sidoo  kale wax u sheegay adeegan qaar ka mid ah oo lacagla.aan ah  waxaana ka mid ah .

1 . is diwaan galinta adeega sahal (registeation)
2 .lacag dhigashada (debosit)
3 .lacag la bixida (withdrawal)
4 .ku gadaashada  waa lacag la.aan (lr.4)
5 .ku shubashadu waa lacag la.aan (lr.6)

Maamulka shirkada golis ayaa wax ay sheegeen in sida ugu dhakhsiyah badan laysaga diwaan gasho iyagoo sheega in ay dhici karto in lacag laga dhigo

Sidoo kale wax ay sheegeen in aynan wax ka dhibi doonin dadka isticmaalaya adeega sahal  iyagoo sheegay in ay xili wanaagsan ku soo beegen khidmada lacageed ee lagu soo rogay adeega sahal.

Filo Sawiro…

Axmed Maxamuud Axmed Nuune
SBC International Boosaaso