Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay safarka Madaxweyne ku xigeenka ee Jubbaland, Arrimaha Amaanka, Gudiyada heer federaal ee Soomaaliya iyo ciidamada Amisom.

Lifaaqa hoose ka AkhriWarmurtiyeedka iyo Sawirada oo dhamaystiran.
WARMURTIYEED
IMG_2814 IMG_2819 IMG_2825 IMG_2837