Golaha Wasiirada, Wasii ku xigeenada iyo Wasiir dowlayaasha cusub ee lagu dhawaaqay.

IMG_9218
Raiisul wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya C.wali Sh axmed Maxamed ayaa kaga dhawaqay xalay saqdii dhexe magacyada golihiisa wasiirada.

Ka dib xaflad qaadatay saacado badan oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada islamarkaana siweyn looga wada hadlay la isuguna afgartay ayaa suurto gal noqotay in lagu dhawaqo golahan cusub ee wasiirada .

Raiisul wasaaraha ayaa kulankii saxaafadu goob jooga ka ahaayeen kaga hor dhawaaqay magacyada golihiisa cusub isagoo ugu dhawaaqay sidan.

  1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
  2. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
  3. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
  4. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
  5. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
  6. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
  7. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Macalin Amiin
  8. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
  9. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
  10. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
  11. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
  12. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
  13. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Luqmaan Sheekh Ismaaciil
  14. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
  15. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed Baafe
  16. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
  17. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
  18. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
  19. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
  20. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
  21.  Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
  22. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
  23. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
  24. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
  25. Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed
    Golaha Wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha uu ku dhawaaqay Raiisul wasaare C/wali ayaa iyana kala ah.Wasiirudowlayaasha

    1. Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
    2. Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
    3. Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
    4. Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
    5. Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka

    Wasiir Ku Xigeennada

    1. C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
    2. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
    3. Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
    4. Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
    5. Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
    6. Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
    7. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
    8. C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
    9. C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
    10. Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
    11. C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
    12. Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
    13. Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
    14. Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
    15. Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
    16. Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
    17. C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
    18. C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
    19. Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
    20. Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
    21. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
    22. Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
    23. Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
    24. Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII