Waxaa dhowaan soo gaba gabowday ciyaartii xiisaha badneyd ee dhexmaraysay gobolada Karkaar Vs Mudug.

Ciyaartaasi waxa ay ku soo dhamaatay guushiina ay raacday finalaha koobkana u soo baxay gobolka karkaar oo 2 iyo hal uga awood roonaatay gobolka mudug.