Waxaa goor dhoweyd wariyaasha kula hadlay Magaalada Gaalkacyo Taliye Xigeenka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiii Axmed Muuse kaasi o dhaawac fudud uu ka soo gaaray weerarka Qarax waxaana Taliyuhu uu sheegay inaysan ka hari donan kooxdii falkan ka danbeysay oo uu sheegay inay sameyn doonan Howlgal Balaaran oo ku saabsan Weerarkan lagu soo qaaday.

Dhageyso Taliye Xigeenka Booliiska Gen Muxiyadin oo ka hadlay Xaaladiisa Ka dib qaraxii saaka lagu la begsaday Gaalkacyo