Gen: C/lhi S. Samatar oo Boosaaso Yimid kana Hadlay Arimaha Doorashada Puntland

Gen C/laahi Siciid Samatar oo horey u shaaciyay inuu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Puntland ayaa manta Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso waxaana Siyaaasiga garoonka ku soo dhaweeyay Cuqaal Waxgarad Isimo Qeybaha Bulshada iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka.

Siyaasi C/laaahi Siciid Samatar oo sheegay inuu yahay Musharax doonaya in Doorashadu Dhacdo January 2013 ayaa waxaa uu sheegay Markii u soo gaaray Hoygiisa Magaalada Boosaaso in Dowlada Xilligan ee Puntland looga Baahan yahay inay ka soo baxdo Balanqaadkii ahaa inay Afar sanno Dalka Hogaaamineyso isaga oo siweyn uga soo horjestay Mudda Sannadka ah ee Golayaasha Dowlada Loo kordhiyay.

Gen Samatar waxaa uu sheegay In isagu aanu ahayn Qof doonaya In mashaakil ka dhaco Gudaha Deegaanada Puntland laaakiin waxaa uu sheegay in Ay ku taagan yihiin isaga iyo siyaaasiyiinta la fikirka ah in Doorasho Puntland ka dhacdo Bisha Soo socota 8-deeda.

C/laahi Saciid Samatar oo wax laga weydiiyay sida uu u arko Xisbiyo Maalmihii ugu danbeyay ay sameysaneyeen Shacabka Puntland ayaa waxaa uu sheegey inay yihiin xisbiyo Magac u yaaal ah oo ka ag dhow Masuuliyiinta Puntland.

“Xisbiyo Magac u yaal ah kuma biirayo xisbigaan hada la dhisay (Horseed) anigu ragii soomaaliya Xisbiyada ka qeybgalay baan ahay kii hanti wadaaga xitaa uma dhisneyn waa ka xoog badan yahay marka la yiraahdo Dowlada oo dhan Macaa askari macaa governatore ninwalbaa galaya wax aduunka la arkay oo la maqlay mahan, kuwa hada la magacabayna waxaan qabnaa inay yihiin kuwo ka agdhow cida xilka haysa dadka dhana waa ogsoon yihiin marka iyaga waxaan leeyahay Xisbiyada dadka ha lu goynina kuwa wax magacaabanaya”

Mr Samatar ayaa waxaa Uu sidoo kale wariyaasha uga jawaabay Xalka Keliya ee ay iskugu imaan karaan siyaaasiyiinta Mucaaaradka ah iyo Dowlada C/raxmaaan Sheekh Maxamed waxaana uu taas sheegay inay tahay in Doorasho dhacdo Bisha January 2013.

Imaansha Samatar ee Boosaaso waxay Imaaaneysaa Xilli Maamulka Puntland ee Xilligan uu sheegay inay Soo dhaweynayaan Mucaaradka ka soo horjeeda ee aan Amaanka wax u dhimeyn iyo xilli Xisbiyo lagaga Dhawaaqay Magaalooyinka qaar ee Puntland.

Link-ga audio-ha hoose ka dhageyso shir jaraa’id ee saxaafada uu u qabtey Gen. Samatar iyo waliba su’aalo kala duwan oo ay waydiiyeen warfidiyeenka.HALKAN KA DHAGEYSO


SBC International Monitoring 

18 Responses to Gen: C/lhi S. Samatar oo Boosaaso Yimid kana Hadlay Arimaha Doorashada Puntland

  1. Yuusuf says:

    Maanta hagbad waa lagabaxay iyo waa markayagiii iyo 66 oday Wadaka xisbiyaa loogudbay ninkiicodrabana dadkaa bixinaya halayimaado barnaamij dadkana hawaydiisto cod8gobolba

  2. axmed says:

    asc waan soo dhoweynayaa mudane c/lahi siciid samatar xaqna weeye waxa u ka hadlay maxaa yeelay sanad baan doorasho xora ku gaarsinayaa pl oo aan 3sano 11 bilood ku gaarsin wayay lagama yeelayo dowlada waana wax aan hada qofka caqliga leh aan galayn dastuurka puntland bay ku qorantahay inaan dowlada cidamadeede kamid noqon karin xisbi hadana waa la jabiyay qodobkaas marka dadka reer pl yaan dhib loo horseedin hormarka halaga taliyo doorashana hala qabto january 8 2013 xukumada markaa timadana howsha meesha ay joogto haka sii wado

  3. barcelona says:

    walaahi waa dhib siciid samatar taariikhdiisa waa lahayaana runtii maanaty inuu colaad abaabulo waa howshiisi lkn bal meesha uu wax geeyey ayaa la ogaan doonaa waayo reer pl waa ay isyaqaaniin dagaal sokeyeeye ma fiicna runtii aniga waxaan layaabannahyna ninkan ku hanjabaaya faroole kuma darsankado.bal waxa uu sameeyo waa la ardi doonaa

  4. ahmed says:

    barcelona sax weyaan horta dagaal sokeeyo mafiicna ina siciid samatarna meshaan kuma dhumaanaayo oo wiil yar yar buu abaabulaayana – puntland lama kala lahana lkn waxaa moodaa inuu u hadlaayo qof leh sidiis camal markaa waxaa la orankarana waa wax mayaqaan xun weyaan sabab puntland oo leh maanaty mucaard badan ayuu waxa uu ku hanjabaayana inuu dagaal sokeeye horseedo .midkale nin majeerteenkale ha hadlo lkn nin maxmuud saleebana maba hadlikaro oo ma orankaro puntland ayaa madaxweyne ka noqonaayaa waayo meesha ma iyaga leh mise harti oo dhan bay ka dhaxeysaana .

  5. meshaan waa meel waalatayna xibiyo ayaa lamaryaana 66 xubnood waa laga korayn iyo awood qeybsi aderkii ninkii aana xisbi furayn wadanka dhibta haka daayana odaygaan waa tuug xuna oo daneystaana meesha ader isga tag puntland waa hortay maanaty wasaq xunkaa bilaa edaab ah ciyaalkaagi iyo naagahaagii intaa gaysatayna meel fog ayaa rabtaana inaa anga nagu dhextuurtid dhinbil dabana

  6. HOR CAD says:

    Ninkaa dambigii uu ka galay reer bari miyuu doonayaa in uu mid kale ku darsado, taas lagaa yeeli maayo.
    Xisbi soo furo oo xukun ku raadso, anaa reer hebel ah duf iyo bakhti ayay kaa tahay in aad dad ugu talisid!!!

  7. sharjaaawi says:

    meesha aad miraha ka goosato baynu arkaynaa adiga iyo afarta islaamood ee kusoo dhaweeyay…..

  8. suldaan cali says:

    faroole ya caruurtisa meeshay cirka ka galan buu ka galayaa maxaa yeelay nin nin kama xoog weyna ragna walaalow wuxuu ku dhaamo la waa marka dadka hanjabayaa oo abdilahi siciid samatar u haystaa nin baqa waxaydan ka war hayn fulaynimada ninka meesha xukuma

  9. Wiil Reer Mudug says:

    Aswb salaan ka aniga ma taagersani samaras iyo gabgab laakin waxaan la yaabey niinka dhahayo adiga iyo 5 isiin. Geedgiina miraha ka guurta Sharjaawi adeer Maxamed Faroole miyad tahey niinka puntland waaaley walee in aad Australia iyo puntland ku Heyn doonynin sidas ula soco

  10. Puntlander says:

    Horta samatar ma tageer sani lkn runtu waxay tahay samatar ma aha nin cabsi yaqaan lkn nin ka iminka talada haya hargaha loma jajabiyo fulay nimo daraa ded

  11. Mohamed Ahmed Hassan says:

    Hadii anu nahay shacabka puntland gaar ahaan dhalinyarada waxaan taa geersanhay barnaamijka ku saabsan axsaabta kaas oo ku danta dadka iyo bulshadu ku jirto waxaan u heela nahay in aan ka baxno nidaamka haatan wax lagu qaybsadoo oo ku salaysan qabiil waana nidaam laga wanaagsan yahay marka waxaan dhammaan ugu baaqaynaa siyaasiyiinta mucaaradka ah in ay katanaa sulaan fikirka ah in habka beelaha wax lagu qaybsado isla markaan ay taageeraan nidaamka cusub oo ay bilowday dowlada haatan dalka ka jirta
    wabilaahi towfiiq

  12. faarax cayn says:

    soo dhawoow General dalku isbedel ayuu u baahan yahay faroole wadankii uu gatay ee naga bedel

  13. Diini says:

    ASC Jufada isku haysa Gobolka waxaan kula dardaarmayaa waqti idiinma harin is’aaminid danbana ma jiro doonto siduu u bakhtiyey adeerkin Zanawi waa jabteen Hartiga kale fayruskina yuhuuda idiin soo dhiibtey ha qaadsiinina dawlad baa dhalatey taladeedaana laydun ku dhaqayaa sida hada ka jirta jubooyinka iyo gobolada kale ku nax ama ku farax ma jiro doonto siyasada yuhuuda ee MSaleebaan sc.

  14. Murcanyo Man says:

    Waxaan la yaabahay dadkiina ku doodayo xisbiyo hala sameysto iyo yaaney doorasho dhicin. Faroole 4 sano oo bil la’ waxuu ku qaban waayey ka sugimeeyno in uu ku qabto 1 sano, C/laahi Saciid Samatarna xaq buu uleeyahay in uu isa sharaxo. Faroolana shaley waxuu diidey cidna maanta ka yeeli meeyso!Faroole waa ninkii oran jirey garoowe anigaa iska leh, waa ninkii soo weerarey baarlamaanka puntland loogana diley isla ficilkaa ciyaal uu adeer u yahay oo uu soo dagaal galiyey. Farooloow hadeey wax dhacaan sidaad horey uuga carartey Puntland baan u carariyee adiga caruurtaada ee dalka iyo dadka shidada kadaa!

  15. Puntlander says:

    Diini diin malihid hadad diin lee dahay dad muslim ah yahud kuma shegteen ee khawarij xun badta tahay khawa rij nah wala dhamay nayaa garac yahow

  16. garoowe boy says:

    wellcome mr samater lkn ogow waxaad athey nin layqaan oo waxad gudo iyo waxadan gudin waan kala garaneynaaye sax tan kale ha moodin in aan kaaga hiilanayo dictaorka jooga lkn walahey ayaan ku dhaartey hadaan tallo hayo labdiinaba waan idin xiri laha waayo ma xishooneysaan dadakan biniaadanka ah ee idin la nool ayaanab la yaabanhey walaahye dulqaadkooda sax wa reer bari , sanaag iyo soolceyn waloow ay yara tashteen reer soolku hada hadan wali waa joga waayo wax ma abahayaa ka dhintey miyaa waan fahmi l ahahye walahey hadalla reer puntland ka kaloow maad baqeysaan ama tartama mise sidii gabdhaha ayad xishooneysaan sax from garoowe boy m ahi ms ogaada

  17. KHAWAARIJ KA WALIBA LAAN GAABKA AH OO WATTA DIINI
    BAAN LAYAABANAHAY ADEER ADUUNKAN CIILBAAD KU NOOLAAN AAKHIRANA JAHANABO BAAD KU WAARIN DACIIFYAHOW

  18. Waxan halkan oga mahad cellinaya bahada idacada sbc wad mahadsantihin dh/ intas ka dib waxan leyahay dadka rer puntland sanadadan danbe siyasadi waXay noqotay mid faraha ka baxday waxana leyahay ilahay ba idin maqan ale baryadisa lagama dalo umalayn mayo clahi yusuf okale inu somari pl insha alah wadka baxaysan qabiiil iyo rer hebal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII