Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas oo Dhawaan kaga soo qeybgalay magaaladda Muqdisho Shirka Amniga Qaranka ayaa Galabta Dib ugu laabtay magaalo Madaxda Garoowe,

Madaxweynaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyay garoonka Cusub ee diyaaradaha Garowe Masuuliyiin uu Kamid yahay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin CabdulaahI Xaaji Cumar Camey,

Madaxweynuhu Wuxuu Guul ku Tilmaamay Shirki uu kaga soo qeybagalay magaaaladda Muqdisho ee looga hadlayay Arimaha Soomaaliya, Gaar ahaana Amniga Qaranka, Kaas oo uu sheegay inuu si guul ah ku soo dhamaaday

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa La weydiiyay Xaaladda Tukaraq iyo is weydiinta Shacabka Wuxuuna Ku Jawaabay ,

“Dastuurka Puntland ayaa faraya Dalka in la difaaco, Dadka Shacabka ahna Anagu warkiisu Kuma Shaqeyno “Dowladuna Kuma Shaqeyso” Ayuu Yiri Madaxweyne Gaas

DAAWO WARBXIN :