Kulankaan Looga Hadlayay Dhibaatadda deegaanka ayaa Waxaa Ka Qeybgalay Masuliyiin kala Duwan Oo Lagu Casuumay.

Doodaan Ku Saabsaneed Adeegsiga iyo Kaga Ganacsiga Dhuxusha Ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa maanta ka dhacday hoolka Jaamacadda Barigga Afrika Ee Magaaladda Garoowe,

Kulankaasi waxaa Ka Qeybgalay Musuuliyiin ka Tirsan Wasiiradda deegaanadda Puntland, Koonfurgalbeed iyo Jubbaland, Waxaanna La isku weedaaarsanayay Aragtiyadda ku aadan Dhibaatadda Deegaanka.

Hoos ka dhageyso Warbixin Uu Garowe Ka soo diray Wariye Axmed Sheekeye: