Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta dib ugu soo laabtey magaalada Garoowe ayaa markii uu yimid xarunta madaxtooyada wuxuu ka hadley safarkii mudada 20-ka cisho ah uu kaga maqnaa Puntland, isagoo faahfaahin ka bixiyey arimo ay ka mid yihiin shirkii London, arimaha qodiska shidaalka Puntland, dastuurka Soomaaliya & arimo kale oo fara badan.

Madaxweynaha oo arimahaasi iyo arimo kale oo fara badan oo xaalada amaanka Puntland ka hadlaya ka dhageyso link-ga audio-ga hoose.

dhageyso