Fanaanada caanka ah Maryan Mursal Ciise ayaa wareysi ay bixisey waxay kaga hadashay arimo ay ka mid yihiin burburinta qabuuraha ee ay mudooyinkii la soo dhaafay meelo ka mid ah dalka ay ka fuliyeen xoogaga Shabaabka.

Maryan Mursal oo wareysi siisey Telefishinka Som-Tv ayaa sheegay in ay u sheegtey Shabaabka inay qodaan qabriyada, balse waxa ay ka waday hadalkaasi iyo ujeedada ay ka laheyd ay ku sharaxaysaa wareysigan muuqaalka. HALKAN RIIX