Walaal Caaawi Fadlan Gabdhan Yar Ee Badriyo Nuur Maxamed oo ka Xanuunsan Wadnaha Waxaa Daloola Wadnaha Waxaana la ii sheegay in Dalka Waxba

lagaga qaban Karin ,Sida uu i sheegay Abaheed Nuur Maxamed fadlan
caawi Walaal Adigoo Wacaya Abaha dhalay Gabdhan yar.

Walaal EBBE wuxuu yiri is caawiya ana markaas ayaan idin caawiniye
Gabdhan Yar Waxay jirta 5 Bilood shanta Biloodna Dalka Wax waa looga
qaban wayeey Waxaana Daloola wadnaha ,Dhkhaatirta Dalka Waxay shegeen
in Gudaha Dalka waxba looga qaban Karin.

Tel+252907790556 Dr Jamac Cabdulaahi
Tel+252907781253  Maxamed laki man

Fadlan caawi oo isku Day inaad Qayb ka Qadato Bad Baadinta Nolasha
Badriyo Nuur Maxamed.

Mahadsaniidiin.

11150369_810755889012957_8697784852119728448_n11150698_810755709012975_3238857477281882821_n