WIIL  KAAN   YAR  EE  XANUUSAN  AYAA  CUDURKAAN  HAYA  WUXUU UQABTAA  JEEX  QALAL  WUXUUNA  WAX  KA QABAA  QAYBTA  MASKAXDA . 

BUKAANKAN  XANUSAN  AYAA  WAXA  KA  MUUQATA  NOLOL  XUMO  MARKA  ARAGTO  DA.DIISUNA  WAA  8 SANO .

WIIL  KAAN  AYAA  LANOOL  LABADIISA  WAALID  WAXAYNA KU NOOLYIHIIN MAGAALADA QARDHO XARUNTA GOBOLKA KARKAAR

WAXAY NOO SHEEGEEN LABADIISA WAALID  IN  AY YIHIIN   DAD DANYER  AH .

WAXAYNA INTAASI KU DAREEN IN XANUUNKA  HAYA  WIILKOODA  INAY LASOO TACALAAYEEN  MUDDO  AFAR  SANO AH .

TAKHAATIIR FARABADAN AYAY SHEEGEEN IN AY U GEEYEEN BALSE LOO SHEEGAY IN AAN WAX LAGA QABAN  KARIN  DIBADDA  MAAHEE .

TAKHAATIIRTA  WAXA  KA MID  AH :

1= DR  MAXAMED  JAAMCA
2= DR  YUSUR
3= DR QAYBDIID ,  IYO DHAMAAN  TAKHAATIIRTA KA HAWL GASHA  HOSPITAL KA  GUUD  EE MAGALADA  BOSSASO .

HADABA  HOOYADA IYO AABAHA  DHALAY WIILKAAN  BUKAAN KA AH WAXAY  KA  CODSANAYAAN  WALALOHOODA  MUSLIMIINTA  INAY  ULA GAR GAARAAN   SIDI GACAN UGA  GAYSAN LAHAAYEEN  WIILKAAN YAREE XANUUSAN  SI LOOGU QAADO DALKA DIBADIISA IYA HAYADAHA

 

WAXAA  LAGALA XIRIIRIYAA  :
EMAIL ADDRESS : svdo.ngo@gmail.com
PHONE NUMBER : 25290727419 ,710624