Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo xarunta Gobolka Jubada hoose, islamarkaana uu ka socdo Shirka Maamul u sameynta Jubaland ayaa sheegaya in lagu dhawaaqay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Juba Land uu yeelanayo.

Ergada ka qeyb galeysa shirka ayaa la sheegay inay madaxweyne u doorteen Axmed maxamed Axmed Islaam Axmed Madoobwe, halka kuxigeenkiisana loo magaacabay Nin lagu magacaabo Fartaag.

Axmed Madoobe ayaa la sheegay in uu ka soo baxay 6 Musharax oo isu soo taagay xilka Madaxweyne nimada Maamulkaas Jubaland waxaana ugu dambeyntii lagu dhawaaqay in Egadii shirka ay Madaxweyne u doorteen Axmed Madoobe

Waxii warar ah ee ku soo kordha iyo sida looga hadlo doorashada Madaxweynaha Jubaland kala soco wararkayaga dambe.