Ehelada gabar xanuunsan oo lagu magacaabo Faadumo Maxamed oo iyadu hada ku jirta Hospetaalka Magaalada Boosaaso .qabtana xanuun aada u darn oo ka haleelay dhanka wajiga oo gudaha Puntland waxba looga qaban karin  ayaa waxay dhamaan Umada Soomaaliyeed meel walbay joogan ka codsadeen in laga taageero dhanka dhaqaalah ku baxayaha gabartaa oo hada xanuunkeedu yahay mid sii fidaya .

“Waxaan dhamaan walalaha soomaaliyeed mal walbay joogan ka codsanaynaa in waxay awoodaan oo dhaqaale ah nagu taageeraan si gabadhan oo xanuunkeedu yahay mi aad u  daran oo dhaqaatiirtu sheegen in aan gudaha dalka waxaba looga qaban karin iyagoo dhaqaatiirtu sheegen in dibada oo kaliya wax looga qaban karo, sidaa awgeed angu maan awoodno qarashka ku baxaya in dibada lagu soo daweeyo” ayuu yiri mid ka mid ah ehelkeeda oo la hadlay Saxaafada .

Xanuunkan ayaa sida ay eheladeedu sheegen wax uu haleelay Sagaal Bilood mudo laga joogo kaas oo ka bilaamay gowas uu eg fashin ku dhacay .kaas oo hada sameeyay inata badan wajigeeda lagana dheehan karo in uu yahay xanuun aad u daran, sidoo kale waxay gabadhani ka xanuunsantahay dhanka lugaha oo lugaheeda mid kamida ayaa iyaduna aad u bararanlagana dareemaya dhibaatada heysata.

Hadaba qof walba oo muslim ah oo awooda in uu caawiyo gabartaa muslimada ah oo ahoodah in uu kharashka ku caawiyo fadlan wixii karamiis ah ah uguy shubo .

ACOUN No: 408510 ama 405778 ama ha waco taleefanka ah .