Waxaa Saaka Xilligii salaada subax ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Wadanka Isku taga imaaraadka Carabta ka dib markii uu madaxweynaha uu maalmihii ugu danbeeyay uu ku xanuunsanay Wadankaas
Qaar ka mid ah Eheladiisa ayaa Warbaahinta SBC u xaqiijiyay Geerida Madaxweynihii HOre  C/laahi Yuusuf Axmed waxaana Weli aan la qorsheyn Goobta lagu aasayo Madaxweynaha

Taarikhdiisa iyo Warbixino dhameytiran Goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa