Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Cabdirixmaan Sheikh maxamed Faroole ayaa maanta oo arbaco Ah Soo Gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe,

Dr. Faroole ayaa maalmahaan Howlo Tacsi ah ujoogay magaaladda Hargeysa Ee Xarunta Maamulka Somaliland Kadib markii Xaaskiisa Ay Ku Geeriyootay Caasimadda Puntland ee Garowe,

Magaaladda Garowe ayaa laga dareemay Dhaq-dhaqaaq Xoogan iyo Soo Dhaweynta Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr. Faroole,

Dad badan oo ka qeybqaadanayay soo dhaweyntiisa ayaa Dr. faroole ku soo dhaweeyay magaaladda Garowe.

La soco faah faahinta,