LIVE: Doorasahada Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka oo socota

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya waxa ay iminka ku guda jira u codeynta gudoomiye ku xigeenka labaad 2aad ee Baarlamanka Soomaaliya oo ay isu soo taageen 3 xildhibaan oo ka mid aXildhibaanada Baarlamaanka Dalka Soomaalia

Doorashadan ayaa Ah mida ugu danbeysa ee Baarlamaanka uu ku yeelanayo Hogaan Buuxa waaxana natiijadan u fadhiya Dadweyne Farabadan inay dhageystaan.

 

Daalacatey :301

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print