Galabta oo Khamiis Ah ayaa la soo Gaba-gabeeyay Dhismaha Deked Macmal ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socotay Magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari,

Waxaana ujeedada loo dhisay dekedaan ay aheyd Badbaadinta Hantida saaran Doonta Xafiis oo Shantii Bishan ku soo caariday Xeebta Boosaso,

Dhinaca Kale Madaxweynaha Puntland ayaa Amar ku siiyay Wasaaradda Maaliyada inaan laga qaadi karin hantida Saaran Doonta Xafiis ee Booosaso ku Soo Caariday wax canshuur ah.

HOOS KA DAAWO WARBIXIN :