Qardho-[Allsbc.com]-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi’laahi Maxamed Barre Caato ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Qardho waxa uu kaga hadlay xaalada guud ee amniga gobalka.
sidoo kale gudoomiyaha ayaa uga digay dadka caadeystay qaadashada qoriga bilaa sharcidarada ah ee magaalada lala dhexmaro ay talaabo ka qaadi doonaa ciidamada amnigu.

hoos ka dhageyso hadalka gudoomiyaha