Xil dhawan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ay gareen  Xildhibaano ka Tirsan barlamaanka Somaliya islamarkaana u kuur galay qaba u socdo shirka dib u heshisiinta beellaha dega gobolka hiiraan oo ka socda Baladweyne.

Xildhibaanadda Ayaa Ugu baaqay Dhamaan Beelaha Dagga Gobolka Hiiraan iney Usoo Wada Jeestaan Dhismaha maamul Ay iyagu leeyihiin.

Wasiirkii hore ee  Ariimaha Guudaha iyo federalka Xildhibaan  Cabdulaahi Goodax Barre  iyo Xildhibaano kale oo  Tirsan mudanayasha Barlamanka Somaliya ayaa bogaadiyay shirka ka socda  magaalada Baladweyne islamarkaana ay ka qeyb galayan beellaha dega gobolka.

inkastoo Xildhibaanadaan ay amaanayaan qabka shirku usocda hadana Dowladda Somaliya Wali War Cad kama soo saarin Habsami U socdka shirka Iyo Aragtideedda.

Hoos ka dhageyso Codkodda.