Xaaladda Deegaanadda Owdheegle iyo Mubaarag Oo Ka Tirsan Shabeelaha Hoose Ayaa Maanta Dagan Kadib Dagaallo Halkaasi Ka Dhacay.

Gudoomiyaha Dagmadda Owdheegle Maxamed Aweys Abuukar (Maxamed Yarowe) Oo La Hadlay SBC Ayaa sheegay in Xaaladda Dagmadaasi ay tahay Mid Dagan, Kadib Dagaallo Shalay Halkaasi Ku Dhexmaray Ciidamadda Dowladda Kuwa Amisom, iyo All-Shabaab Oo Dhinac Ahaa.

Gudoomiyaha Ayaa Guul Ka Sheegtay Dagaalkii Shalay Oo Uu Sheegay iney Qasaaro Weyn Ka Gaarsiiyeen Dhinaca Xarakadda All-Shabaab.

Ugu Danbeyn ayuu sheegay in Xaaladda Maanta ay dagantahay, Waxsameynana Aysan Ku Yeelan Dadka Deegaanadaasi, Dagaalkii shalay Dhacay,

Hoos ka dhageyso wareysiga Wuxuunna Uwaramay Yuusuf Yare.