Kulan Balaaran Oo Ay isugu Yimaadaan Odayaal iyo Waxgarad Ka soo Jeedda Gobolka Hiiraan Ayaa Waxaa Baaq Loogu Diray Dagaallo ka Dhacay Gobolka Galgaduud.

Odayaashaan iyo Waxgaradkan Ayaa Wax Laga Xumaaddo Ku Tilmaamay Dagaaladda Ka Dhacay Xadka Gobolka Galgaduud iyo Kan Ismaamulka Somalidda Ithobia.

Waxaanna Odayaashaan Ay Dowladda Fedralka ah ee somaliya Ka Dalbaday in arintaanni ay wax ka qabato.

Dhawaan ayaa dagaallo Sababay dhimashadda dad Gaaraya 20-qof Ay ka dhaceen Xadka Somaliya iyo Ithobia Kuwaas Oo Udhaxeeyay dad Shacab Ah iyo Ciidamadda Liyuu Police Ee Dowlad Deegaan Somalida Ithobia.

Cismaan aadan Careys ayaa Baladweyne Ka soo Diray.