Wararka Naga Soo Gaaraya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in Isku shaandhayn Lagu Sameeyay Qaar kamid Ah Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland,

Wasiirka Gaadiidka iyo Bosatada maamulka Jubbaa Geele Maxumed Saliid oo La Hadlay Idaacadda SBC Ayaa Noo Xaqiijiyay isku Bedel Lagu Sameeyay Wasiirro Ka Tirsan maamulka Jubba.

Wasiirka Ayaa Sheegay in Looga Danleeyahay inku badalka wasiiradaan Sidii loo dardar galin lahaa howlaha shaqo ee Shacabka Jubbaland looqabanaayo.

Wasiir Geele maxumed Saliid Ayaa Docda kale mar uu ka hadlaayay mooshinka Qaar Kamid Ah xildhibaanda Dowlada Soomaaliya ay ka keeneen baarlamaanka maamulka Jubba, waxaana  uu tilmaamay In xildhibaanada Soomaaliya aysan jubbalan meesha keensan.

Hoos ka dhageyso wareysiga: