DHAGEYSO-SBC-WARDhageyso Warka Idaacada SBC 89.9 oo laga dhageyso dhamaan deegaanada Puntland, maanta oo ah Talaado 25 June 2013.

Warka maanta Waxaa si toos ah diirada loogu saarayaa tacsiyeynta geeridii naxdinta laheyd ee ku timid alaha u naxariistee Boqorka beelaha Daarood Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor yuusuf Boqor Cismaan.

Waxaa ku jira warka codadka masuuliyiin, Cuqaal kala duwan, iyo xubno ka shekeyn doona taariikhda boqorka, Alaha u naxariistee,.

Dhageysi Wacan Wariye Maxamed Cali Iimaan iyo Maxamed Jabra ayaa wada talan taalinaya Warka. RIIX AMA DAAR