Dhageyso, Waraysi Gaar ah oo uu C/risaaq Cusmaan Xasan Jurile siiyay SBC .

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu aan la yeelanay Prof C/risaaq Cusmaan Xasan Jurile .

C/risaaq Cusmaan Xasan Jurile oo ahaa musharax isu soo taagay xilka gudoomiyaha Baarlamanka cusub ee Soomaaliya balse hadana maanta ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay ayaa ka warbixinaya sababaha ugu weyn ee uu isaga casilay musharaxnimadii uu isu soo taagay.

Hadaba Xildhibaan C/risaaq Cusmaan Xasan Jurile  ayaa waxaa wareystay Wariye Cismaan Saalax Ismaaciil waxaana uu ugu horeyn ka warbixinayaa sababaha ugu weyn ee uu isku casilay ((((DHAGEYSO)))))

Daalacatey :1530

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print